(Sawirro) James Swan & wafdi la socda oo Baydhabo kula kulmay Laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan. Waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa wafdigan Madax ka socotay Hay’addaha IOM iyo OCHA. Kulanka ayaa inta uu socday looga Hadlay Arimaha Gargaarka, Saamaynta Ayaxa iyo xal … Continue reading (Sawirro) James Swan & wafdi la socda oo Baydhabo kula kulmay Laftagareen